Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

14th May 2025  admin  

Wax ka ogoow malaayiin doolar oo Soomaaliya la siiyay ka dib dayntii dhawaan laga cafiyay Soomaaliya ayaa heshiis la saxiixatay Sanduuqa Caalamiga ah ee Horumarinta Beeraha (IFAD) kaas oo ay ku heli doonto lacag dhan $31.22 milyan oo doollarka oo …

14th May 2025  admin  

Intee la eg tahay awoodda Soomaaliya ee maamulka hawadeeda? Dowladda Soomaaliya ayaa dhowaan hawadeeda ka celisay ilaa labo diyaaradood oo ay sheegtay in aysan fasax u haysan in ay soo galaan hawada Soomaaliya. Diyaaradahaasi oo ka iman lahaa Ethiopia iyo …

14th May 2025  admin  

Daaroodku Beero ma fashaane yaan wax la waydiin Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta kulan kamid ah fadhiyadooda caadiga ah maanta ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa, kaas looga doodayay hindise sharciyeedka beeraha oo la horgeeyay golaha. Intaan la guda gelin …

14th May 2025  admin  

Gudoomiyaha Haweenka gobolka Banaadir Jawaahir Baarqab , oo ka soo jeeda beesha Abgaal, ayaa iyada oo lagu wado gawaarida raaxada oo gelaysa Garoon ka yaal Muqdisho oo ay ka socotay Ciyaartii u dhaxaysay Koonfur galbeed iyo Galmudug ,waxay si qabyaaladaysan …