Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

19th September 2024  admin  

Bangiga adduunka ayaa sheegay in Soomaaliya la siiyey kaalmo lacageed oo gaadhaysa illaa $75 million, taas oo ah deeqdii labaad ee la siiyo Soomaaliya, si ay gacan uga geysato koboca awoodda hay’adaha dawliga ah, sida lagu sheegay warsaxafaadeed ka soo …

19th September 2024  admin  

Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa sheegay in dalka Itoobiya ay tahay ineey hesho deked ay iyadu leedahay, sida ay ku helli kartaana ay tahay in la siiyo ama xoog ay ku raadsadaan. Hadalkan ayaa lagu micneeyay mid doqonimo weeyn …

19th September 2024  admin  

Dawladda Soomaaliya oo kala hadashay beesha caalamka, inay taageerto go’aanadii Madasha Wadatashiga Qaran Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay wakiillada beesha caalamka u jooga Soomaaliya, isaga oo kala hadlay, sidii ay uga taageeri lahayeen Soomaaliya, xaqiijinta go’aamadii …

19th September 2024  admin  

RW Xamxe Muxuu Guddigab uga reebay Harti Daarood? Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo garowsan qiimaha iyo mudnaanta ay leedahay sanad guurada 63—aad ee Gobannimada, Midnimada iyo dhalashadii Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa waxa uu magacaabay Guddiga …