Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

20th May 2024  admin  

Bahda  Allsanaag, waxay  tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan qoyskii,  eheladii, Asxaabtii   iyo qaraabadii uu  ka geeriyooday Allah ha u naxariistee  Marxuum Mohamud Jibriiil Yussuf Samatar (Mahamud Aw aduur) oo maanta ku geeriyooday dalka Malaysiya Marxuum Mohamud Jibriiil Yussuf Samatar …

20th May 2024  admin  

Madaxweyne Farmaajo oo la soo ogaaday inuu Xisbiga republicanka ee magaalada Buffalo ka tirsanaa oo u codayn jiray, qaaraankana la bixin jiray Waa xisbiga Donald Trump. Donald Trump oo Farmaajo ka wada tirsan yihiin Xisbiga republicanka, ayaa July 2019 isaga oo …

20th May 2024  admin  

Waxa naloo xirayaa oo naloo bahdilayaa JAREER AYAANU NAHAY. Caalamka aynu ku nool nahay Koonfurta Soomaaliya ayaa maanta ah meesha qura oo dad ilaahay aburtay la ilmaynayaan Muuqaal kala sooc iyo adoonsi …

20th May 2024  admin  

Tallaabada Afaraad ee Doorashada 2020/21 – FALANQEYN + XOG Kadib markii uu soo dhamaadey shirkii Dhuusmaareeb 3, kaas oo ay ka qaybgaleen qaar kamid ah madaxda Dowlad goboleedyada dalka iyo Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la is weydiinayaa waxay noqon …