Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

15th March 2025 admin
Layla Saalax Warsame oo ku nool magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa Qabuurha ku yaala magaalada Hadaaftimo ee gabolka Sanaag si tabaruc ah uga hirgalisay goob Maydka lagu mayro. …

15th March 2025 admin
Mohamed M. Haji Ali ( SIDDIIQ oo $ 70, 000 ugu deeqay jidka Barakaysan Gudiga Mashruuca Wadada Ceeldahir-Ceerigaabo, ayaa Maanta ka Gudoomay Lacag dhan 70, 000, kun oo Dollar( Mohamed M. Haji Ali ( SIDDIIQ ) Gudigu Waa uu uga …

15th March 2025 admin
Madaxweynaha Jubbaland oo qaabiley Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta qasriga Madaxtooyada maamulkaas ku qaabiley Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya mudane James Swan iyo Madax ka socotey Hay’adaha Qaramada Midoobey sida …

15th March 2025 admin
Hoos ka daawo Barnaamijka Beesha Isaaq ugu daawasho badan yihiin uguna jecel yihiin oo nacayb, cuqdaddi ka buuxdo …