Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

27th May 2025  admin  

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane H.E Ahmed Mohamed Islaam, ayaa maanta gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka. Madaxweynaha oo hogaaminayay wafdi ka kooban labada gole ee Dowlada waxaa garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay masuuliyiin katirsan labada gole ee Dowlada …

27th May 2025  admin  

Ciyaartooydii Soomaaliyeed oo looga dhuuntay Huteel dal kale ku yaal Ciyaart0oydii ku ciyaaraysay magaca Qaranka Soomaaliyeed ee qurbaha laga keenay ayaa hadda iska soo duubay muuqaal murugo ah. Waxay sheegeen inay ku xayiran yihiin dalka Jabuuti oo uu xiriirka kubadda …

27th May 2025  admin  

Xuska 26-June oo lagu qabtay degmadda Badhan ee Gobalka Sanaag. …

27th May 2025  admin  

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay Muqdisho. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, iyada oo siweyn loogu soo dhoweeyay .…