Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

26th May 2025 admin
Qabashada doorashada Aqalka Sare ee Soomaaliya iyo soo xulista xildhibaanada ka mid noqonaya ayaa socota. Sida aan ognahay gobol kasta oo ka mid ah siddeed iyo tobbankii gobol ee dalka, waxaa la siiyey midkiiba 3 xubnood. Hase ahaatee, waxaa jira …

26th May 2025 admin
Puntalnd oo mamnuucday Deegaanmaysiga Saax Maygaag iyo Sanga jebiye oo dhowaan dagaal ka dhacay. …

26th May 2025 admin
Guddoomiyaha guddiga xallinta khilaafaadka doorashooyinka Cabdullaahi Abyan Nuur oo maanta goobjoog ka ahaa doorashadii afarta Senatar ee ka dhacday magaalada Kismaayo ayaa caddeeyey in doorashadu u dhacday si hufan oo caddaalad ah. …

26th May 2025 admin
Magacyada 8-da gabdhood ee ay SNM ka afduubatay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool , maali ka dib markii ay Boorame ku toogteen Wilkii reer Puntland ee Calanka Soomaalida Xidhnaa 1-Ubax Maxammed Cabdi. 2-Najex Suleemaan. 3-Kaltuun Maxammed Axmed 4-Adna Maxammed Cali…