Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

25th May 2025  admin  

Bahda ALLSANAAG waxay  tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan Qoyskii,  eheladii,  Asxaabtii iyo qaraabadii uu  ka geeriyooday Allah ha u naxariistee  Daahir Shire Xuseen (Daahir Gaab) oo ku geeriyoodey dalka Canada. Marxuum  Daahir Shire   , waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii …

25th May 2025  admin  

Degaanka Milxo ee dhaca Buurha barakaysan ee Calmdow inta u dhaxaysa magaalooyinka qadiimka ah ee Laasqorey iyo Ceelaayo, ayaa waxa ka socota Billiqadii ugu weynayd ee abid Soomaaliya ka dhacda, oo ayna haba yaraatee ayna jirin cid ka hadlaysaa haddii …

25th May 2025  admin  

Soomaaliya oo diiday in Midowga Afrika dhex-dhexaadiyo iyada iyo Kenya Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya ayaa sheegay in dawladda Soomaaliya aysan aqbali doonin dhex-dhexaadin ku saabsan muranka xuduudda badda ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya. Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud oo waraysi …

25th May 2025  admin  

Xildhibaankii ugu da’da yaraa ee loo soo doortay Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya. Gabadhan D’ada yar ee ku dhalatay Luuq, Gedo,  ee kasoo jeeda beesha Hariin waxay ilma adeer la tahay madaxweynaha Koonfur Galbeed Lafta-gareen, waxayna bedeleysaa Senator Ilyaas Cali …