Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

24th May 2025  admin  

SHAQO KA JOOJIN WASIIRKA KOOWAAD KEDDIB MARKUU SOO GALAY TUHUN MUSUQMAASUQ IYO KU TAKRIFAL DHUL DAN GUUD …

24th May 2025  admin  

Desmond Tutu oo ahaa halyay la dagaalamay midab takoorka oo geeriyooday Baadari Desman Tutu, oo ku guuleystay abaal marinta biladda Nabadda “Nobel”, kaasoo gacan ka geystay soo afjaristii nidaamkii midab takoorka dalka Koonfur Afrika, ayaa geeriyooday isagoo 90 sano jir …

24th May 2025  admin  

Taalibaan ayaa kala dirtay guddiga doorashada Afghanistan, kaas oo kormeerayay goobaha codbixinta ee maamulkii hore ee ay reer galbeedku taageerayeen, sida uu sheegay afhayeen u hadkay dowladda Taalibaan Sabtidii. “Looma baahna in guddiyadani ay jiraan oo ay shaqeeyaan,” ayuu yiri …

24th May 2025  admin  

Wasiirka Amniga oo amray in uusan dalka ka bixi karin taliyihii Rooble ku eedeeyay ‘dhul boobka’ Wasiirka Amniga Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa amray in taliyaha ciidamada badda Soomaaliyaa Sarreeye Guuto Jeneraal Cabdixamiid Maxamed Dirir aanuu dalka ka bixi karin, …