27th March 2024  admin  Category :

Akhriso websiytadii Beelaha isaaq oo maanta  qoraya in Qalbi dhagax uu ahaa   Halgamaa.  Ujeedadoodu waa in ay fawdo iyo qas  ka abuuraan Koonfurta  Soomaaliya si aqoonsiga beelaha Isaaq  u soo dhowaato. Mamulka Soomaalida ee dalka Itobiya  maanta khatarta ugu weyn waa dacaayadaha raqiiska ah ee madaxda beelaha Isaaq ka wadaan gudaha iyo dibadda Soomaaliya. Madaxweyne Cabdil Ileey sida la sheegay dulqaadkii waa ka sii dhamaanayaa

http://caynabanews.com/articles/87304/DaawoBanaan-Baxyo-Isdaba-Joog-Ah-Oo-Looga-Soo-Hor-Jeedo-Wareejintii-Halgamaa-Cabdi-Kariim-Qalbi-Dhagax-Oo-Gil-Gilay-Muqdisho

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*