22nd October 2024  admin  Category :

Haweenka ku dhaqan magaalada Badhan ayaa ka hor yimid sheegashada gobolka Sanaag ee beesha Isaaq, waxeeyna sheegeen haweenkaas ineey maamul ahaan ka tirsanyihiin Puntland, SNMna aysan jirin meel ay wax isku darsadeen.

Muuqaalka hoose waa suuqa hilibka ee Burco oo nadaafad xummo darteed in laga qaxo ay ku dhawdahay. SNMta waxaa haboon ineeysan isku mashquulin dhul iyo dad aysan waxba wadaagid, ayna daryeelaan dadkooda “Tiisa daryeelaa mid kallana ku darra.”

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*