7th May 2024  admin  Category :

Maamulka Beesha Isaaq maxay ku diideen inay qabtaa wasiirkooda dagaalka ee maamulkooda?

Maamulka Beesha Isaaq ayaa maanta u magcawday wasiirkooda dagaalka Cabdiqani Maxmuud Caateeye, oo ka soo jeeda Beesha Ciise.

Su’aasha is waydiinta mudan ayaa waxay tahay haddii Isaaq doonayaan inay xadkii Harti iyo Isaaq u dhaxeeyey ay xoog ku soo xiraan maxay wasiirkooda dagaalka ugu magcaabi waayeen mid ka soo jeeda  Xulafada Habraha ee maamulkaasi wada samaystay

ALLSANAAG,COM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*