28th November 2024 admin Category :
Maamulka Beesha Isaaq maxay ku diideen inay qabtaa wasiirkooda dagaalka ee maamulkooda?
Maamulka Beesha Isaaq ayaa maanta u magcawday wasiirkooda dagaalka Cabdiqani Maxmuud Caateeye, oo ka soo jeeda Beesha Ciise.
Su’aasha is waydiinta mudan ayaa waxay tahay haddii Isaaq doonayaan inay xadkii Harti iyo Isaaq u dhaxeeyey ay xoog ku soo xiraan maxay wasiirkooda dagaalka ugu magcaabi waayeen mid ka soo jeeda Xulafada Habraha ee maamulkaasi wada samaystay
ALLSANAAG,COM