24th December 2024 admin Category :
Siyaasiyiinta beesha Raxanweryn, ee horay uga been sheegay Bulshada reer Puntland, iyaga oo yidhi ” in dadka ka soo jeeda beelaha Digil iyo Mirifle lagu xasuuqo degaanada Puntland, ayaa hadda khudbad uu madaxweynaha Puntland kaga hadlayey dhibta argagixisada ku hayso shacabka Puntland waxay u bedeleen inuu maagayo qabiil Soomaaliyeed.
Muuqaalka hoose markaad dhamaysato ayaad ogaan doontaa in madaxweyne Gaas ka hadlayey argagixiso ee uuna ka hadlayn qabiil Soomaaliyeed