16th April 2024  admin  Category :

Halka dawladdu ay xooga saartay horumarinta gobolka Gedo, Bakool oo ay deris yihiin gaajo iyo macaluul ayaa loogu dhimanayaa. Siyaasiyiintii Raxanweyn oo arintan ka hadli lahaana iyaguna waxay ku mashquulsan yihiin Safiiro la magcaabayo iyo beelaha ay ka soo jeedaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*