26th July 2024  admin  Category :

Khudbadii Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni uu maanta ka jeediyay, Xafladdii lagu soo dhoweeyay isaga iyo wafdiga uu hoggaaminayo.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Nairobi kaga qayb galay xaflad lagu soo dhoweynaayey isaga iyo weftigiisa.

Xafladda soo dhoweynta ah ayaa waxaa soo agaasimey Guddoomiyaha degmada Gaarisa Cali Bunow Qorane, waxaana Madaxweynaha Puntland ku wehelinaayey Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, Madaxweynihii hore ee Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Kenya, masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladdaha Xubnaha ka ah DFS, Ganacsatada Soomaaliyeed ee dalka Kenya, siyaasiyiin iyo masuuliyiin kale.

Image may contain: 1 person, sitting
Image may contain: 4 people, people sitting
Image may contain: 4 people, suit
Image may contain: 6 people, people standing
Image may contain: 1 person, suit and indoor
Image may contain: 1 person
Image may contain: 2 people, people sitting and suit
Image may contain: 8 people, people standing and suit
Image may contain: 1 person

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*