26th July 2024  admin  Category :

Dawladda iyo Mucaaradka oo soo wada booqday Imaamka Muqdisho, oo Mooryaanta Muqdisho xabadeeyeen

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta hoygiisa ku booqday Imaan Maxamed Yuusuf, isagoo muujiyay sida uu uga xun yahay dhacdadii shalay lagu rasaaseeyay gaariga imaamka iyo duubab dhaqan oo la socday.

Sidoo kale Mucaaradka dawladda oo u badan beesha Hawiye ayaa iyaguna guriga Isimkaa Hawiye soo siyaartay. Mooryaantan laga raali gelinayo Imaamka ayaa iyaguna Muqdisho ka soo jeeda

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*