26th July 2024  admin  Category :

Farmaajo iyo Khayre haday is hayaan, Igaarka reer Muqdisho ayaan la jirnaa.

Warbaahinta iyo Mucaaradka  Koonfurta Soomaliya, ayaa waxay bilaabeen khilaaf aan jirin oo  ay iyagu abuuren si khal khal siyasadeed dalka u geliyeen, madaxweyne Farmajo oo horay ugu afduubnaana ay cabsi geliyaan

Khalkhalkan siyaasadeed oo lagu go’doominayo Madaxweyne Farmaajo oo awalba Mooro Hawiye ku jiray,  ayaa lagu sheegay in madaxweyne Farmaajo iyo Khayre is hayaan, oo Farmaajo ay garab siinayaan dad ay isku heyb yihiin.

 

No photo description available.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*