8th September 2024  admin  Category :

Siyaasiga caanka ah ee beesha Jareer weyn ee aan Koonfurta Soomaaliya waxba looga ogolayn ayaa lagu soo dhoweeyey Boosaaso.

Waxa soo dhowayntiisa qayb libaax ka qaatay Bulsho waynta beesha Jareer weyn ee ku dhaqan magaalada Boosaaso ee laga soo barakiciyey Koonfurta Soomaaliya oo nolosha ka samaystay Puntland

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*