27th July 2024  admin  Category :

Madaxweyne Farmaajo inuu  tanasul sameeyo waxa ku kalifay ” Koox Hawiye ah,  oo ugu hanjabtay in Somaliya ay ku celin doonaan  1991. Kooxdan oo u badan beesha Habar gidir, oo ay hor boodayaan Fiqi iyo Mahad Salaad waa dhalinyaradii la shaqayn jirtay Caydiid oo la wada ogsoon yahay waxay dhigeen 1991. Madaxweyne Farmaajo ayaa  tanasulkan sidoo kale  waxa ku kalifay  siyaasad xumaddii hore ee Bare Hiraale iyo  Siyaasiyiin ka mid beesha Sade Daarood, oo wixii burburka ka danbeeyey ama ka horeeyeyba  degaanada beeshaas  ka dhigay kuwa aan horumar lahayn oo aan lagu laaban karin

Soomaalida kale, gaar ahaan reer Puntland jawaabta  Fiqi iyo kooxdiisa  ku hanjabaya  inay Soomaaliya ku celinayaan 1991   ” yaa idin  kaaga liita haddad Soomaaliya ku celisaan  1991.

Hoos ka akhriso qoraalka Fiqi ku amaanyo Culusoow iyo gudoomiyihii hore ee Maxaakiinta, isaga oo aan soo hadal qaadin tanaasulka uu madaxweyne Farmaajo sameeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*