27th December 2024 admin Category :
Madaxweyne Farmaajo inuu tanasul sameeyo waxa ku kalifay ” Koox Hawiye ah, oo ugu hanjabtay in Somaliya ay ku celin doonaan 1991. Kooxdan oo u badan beesha Habar gidir, oo ay hor boodayaan Fiqi iyo Mahad Salaad waa dhalinyaradii la shaqayn jirtay Caydiid oo la wada ogsoon yahay waxay dhigeen 1991. Madaxweyne Farmaajo ayaa tanasulkan sidoo kale waxa ku kalifay siyaasad xumaddii hore ee Bare Hiraale iyo Siyaasiyiin ka mid beesha Sade Daarood, oo wixii burburka ka danbeeyey ama ka horeeyeyba degaanada beeshaas ka dhigay kuwa aan horumar lahayn oo aan lagu laaban karin
Soomaalida kale, gaar ahaan reer Puntland jawaabta Fiqi iyo kooxdiisa ku hanjabaya inay Soomaaliya ku celinayaan 1991 ” yaa idin kaaga liita haddad Soomaaliya ku celisaan 1991.
Hoos ka akhriso qoraalka Fiqi ku amaanyo Culusoow iyo gudoomiyihii hore ee Maxaakiinta, isaga oo aan soo hadal qaadin tanaasulka uu madaxweyne Farmaajo sameeyey