1st May 2024  admin  Category :

Magaalada Hargeeysa waxaa dib ugu soo laabtay Cali Khaliif Galayr oo ah shaqsi daacad u ah SNMta diyaarna u ah inuu garab ku siiyo maamulka Hargeeysa ineey ka sii arrimiyaan gobolka Sool.

Cali Khaliif ayaa horey isugu dhiibay maamulka Hargeeysa isaga oo fillayey in heshiis ay wada gelli doonaan, waxyaabihii uu dalbadayna waxaa ka mid ahaa in loo furro dastuurka kaas oo ay ka biyo diideen beesha SNMta.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*