9th May 2024  admin  Category :

Sidee uga socotaa gobolka Sanaag howlaha baasboor bixinta Soomaaliya

Hay’adda socdaalka iyo jinsiyadaha dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa xafiis ku leh magaalda Baran ee gobolka Sanaag, iyadoo xafiiskan uu bixiyo baasboorada Soomaaliya oo looga soo doonto inta badan gobolka Sanaag iyo deegaano ka mid ah Somaliland.

Horay dadka deegaanadaasi safar dhaahdeer oo Garowe iyo Bosaso u doonan jireen baasboorka Soomaaliya.

Cabdiraxmaan Khaliif Faarax, waa madaxa xafiiskan, wariyaheena Maxamuud Cabdi Ibraahim ayuu uga waramay howlahga xafiiska uu hayo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*