26th July 2024  admin  Category :

Wadamada horay u maray iyo kuwa daba socda dalalkaas ayaa dhaqaalahoodu uu ku tiirsan yahay inta badan wax soo saarka iyo sameenta wax cusub oo aan caalamka laga aqoon ama horumarin wixii horey u jiray. Dalal badan oo ku yaal Yurub, Asia, ama Waqooyiga Ameerika ayaa ah kuwa ku tartamayo wax soo saarka caalamka.

Hadaba hal abuurka caalamka ee sanadka 2016 ayaa waxaa ugu horeeya wadamada ay ka midka yihiin:

1. Switzerland
2. Sweden
3. United Kingdom
4. United States
5. Finland
6. Singapore
7. Ireland
8. Denmark
9. Netherlands
10. Germany
11. Republic of Korea
12. Luxembourg
13. Iceland
14. Hong Kong (China)
15. Canada
16. Japan
17. New Zealand
18. France
19. Australia
20. Austria
21. Israel
22. Norway
23.Belgium
24. Estonia
25. China

 

Soomaaliya Xagee ayeey kaga jirtaa horumarka Caalamka?

Soomaaliya waxeey caalamka kaga jirtaa safka horey dhinaca Musuqmaasuqa iyo isdaba marinta, cadaalad darada, iyo qabiilka taas oo ah mid ay kaga guuleeysanayaan wadamo badan oo caalamka ah.

 

Global Innovation Index 2016: Top 25 Rankings
Source: World Intellectual Property Organization

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*