1st May 2024  admin  Category :

Cudurka shuban biyoodka ayaa ka dilaacay magaalada dhahar. Seddex carruur oo wallaalo ah ayaa u geeriyooday cudurka, meesha dad kale oo badanna uu saameeyey xanuunkaas. Isbitaalka dhahar ayaa xaaladaas la taacalaya waqtigan. Isbitaalka ayaa u baahan waqtigan daawooyin ay kulla tacaalaan shuban biyoodka. Jaaliyada gobolka Sanaag ee dibedda ee iyo maamulka Puntland ayaa loogu baaqayaa ineey gaarsiiyaan daawooyin inta xaalda faraha aysan ka bixin.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*