17th January 2025 admin Category :
Beesha Aadan Yacquub ayaa soogabagabeeyay shir mudo uga socday degmada Xingalool ee gobolka Sanaag, shirka ayaa intii uu socday looga hadalay midnimada iyo wadjirka beesha iyo sidoo kale horumarinta guud ahaan degaanka.