13th April 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka qeybgalay xaflad lagu soo gunaanaday Shirkii wadatashiga ee Dowladdaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo lagu qabtay magaaladda Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug.

Dowladda Puntland ayaa uga mahadcelisay Galmudug dowladd iyo shacaba martigelinta shirka, Af-hayeenka Ahna Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Puntland Jaamac Yuusuf Jaamac Dabaraani ayaa ka warbixiyey.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*