28th March 2024  admin  Category :

“Your good old days is my nightmare”  Mid ka mid ah madaxdii beesha Isaaq ee Soomaaliya diidka ahaa,  ayaa hadalkeeda waxy ku bilowday ” maalmihii fiicnaa ee horay Soomaaliya u soo martay, Allah idin kuma soo ceshaa aniga waxay ii ahayd baqdin naxdin iyo ciil ayeey ka tiri afka Ingiriiska.

Bal is waydii Daaroodka shirkan ka soo qayb galay  boqolkii 90% waxay ka soo jeedaan beesha Leelakse iyo Somali galbeed. Shirkan waxa ladu sheegay inuu yahaay  wada hadal Soomaalida waqooyi iyo Koonfurta u dhaxeeya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*