29th January 2023  admin  Category :

Maxaa ka jirka Shirka Beesha Warsangeli ay ku yeelan doonaan Xaafadda Wardhiigleey ee Gobolka Banaadir?

Xiriiro badan oo aan la samaynay Waxgaradka, aqoonyahana, Qurba joogta iyo isimada Warsangeli ee ku sugan dal iyo dibadba , oo u jeedaddisu hayd si aan wax uga ogaano shir la sheegay in beesha Warsangeli ay ku qabsan doonto Xaafadda Wardhiigleey ee gobolka Banaaadir ayaan waxaan ku ogaanay inaana haba yaraatee waxba ka jirin . Laakiinse ay jiraan siyaasiyiin horay ugu soo fashilmay maamulka Puntland, oo danaynaya inay dib ugu soo laabtaan saaxadda siyaasadda iyaga oo adeegsanaya magaca beesha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*