26th July 2024  admin  Category :

Shirka Wada-tashiga DFS iyo Dowladdaha Xubnaha Ka Ah DFS oo Maalintii Labaad Ka Socda Qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe.

Shirka oo soconaayey maanta iyo shalay, ayna Madaxda DFS iyo Madaxda Dowladdaha Xubnaha Ka Ah DFS yeelanayeen kulamo muhiima oo ay kaga wadahadlayeen wada-tashi midaysan oo lagaga arrinsanayey sidii dalka loo hanan lahaa Amnigiisaa, horumarkiisa, khayraadkiisa iyo haybaddiisii taariikhiga ahayd.

Puntland sidii taariikhda u ahayd shirkani waa mid ay ku doonayso isu soo dhowaanshaha dhammaan ummadda Soomaaliyeed meel kastay-joogaanba, waxaana uu Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullahi Deni ku hawlan yahay, dedaalna ugu jiraa in shirkani wada-tashiga ah ka duwanaado ku wii hore ee Madaxda Soomaaliyeed yeelanjireen, ayna ka soo baxaan maxsuul wax ku ool ah oo ummadda Soomaaliyeed oo dhammi ku wada-qancaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*