10th May 2025  admin  Category :

Siyaasiyiinta Isaaq, Garabkii,ay midnimadu ka dhabta tahay ayaa sheegay in aysan wax talo ah aysan ku lahayn shirka ka socday Muqdisho

Siyaasiinta ka soo jeeda beesha Isaaq,Garabka uu hogaamiyo Gudoomyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ayaa sheegay in aysan wax talo ah aysan ku lahayn shirka ka socday Muqdisho maalmihii la soo dhaafay isla markaana aysan qayb ka ahayn wixii ka soo baxa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*