8th March 2025 admin Category :
Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland, todobaadkan waxaa lagu Ansixiyey Xeerka Tayeynta Amniga Caasimadda, Sidoo kale waxaa laga hadlay Shirka Maalgashiga Puntland iyo Dhismaha Golaha Deegaanka ee Degmada Badhan.