13th May 2024  admin  Category :

Dawladda federaalka ayaa muddooyinkan danbe ku hawlaneed sidii ay gacanta ugu dhigi laheed Galmudug, sidii tii ka dhacday Koonfur Galbeed. Hadaba, dadka badankiisa kuma taageersana qaabka ay dawladda federaalka wax ku waddo oo ay ka mid tahay adeegsiga laaluush lacageed iyo xoog taas oo ah mid Soomaaliya aysan ka shaqeeyn doonin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*