
2nd June 2023 admin Category :
Shirka Golaha Xukuumadda dawladda Puntland ayaa todobaadkan looga hadlay ariimaha Amniga dalka, Soo dhaweynta Guddiga Iskaashiga Dowladdaha xubnaha ka ah dawladda Federaalka Soomaaliya, ansixin xeerar Iyo Warbixino kale.