3rd December 2024 admin Category :
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Garoowe ku shir gudoomiyay kulanka khamiis laha ah ee Golaha xukuumadda Puntland oo looga hadlay Amniga guud, Xeerka Maalgashiga iyo warbixino laga dhagaystay wasaaradda qaarkood.