29th March 2024  admin  Category :

Shirka Qurba joogta Carmale City oo beri Furmaya

Anigoo ah Sahra Ahmed Salah Xagar,  ahna  Guudomiyaha Carmale City ee gobolka Minnesota halkan waxan raba inan ka iciilamiyo shiir wayne uga furmaya dhamwan guddida qurba joogta ah ee Carmale city

Waxaa shir iskugu imaanaaya Jaaliyada Carmale City  ee Magaalada Minneapolis Shirka waxa uu dhacayaa Maalinka Axadda 12/25/2016 ka  saacadu waa 3:00PM (Sadexda ilaa Shanta Galabnimo).

Goobta shirka was Karmal Mall. Minneapolis.

Ujeedada shirka waa: Is xog waraysi ku saabsan xaaladihiii ugu danbeeyey dalka iyo carmale City.

Wixii Faahfaahin ah kala xidhiidh Telefoonada kala ah  Sahra Ahmed Salah Hagar, Mohamed Mohamud Heli

Fadlan, ka soo qayb gal, adigoo ilaalinya  Wakhtiga Mahadsanidiin!.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*