26th July 2024  admin  Category :

Beesha Bahwadaag Reer-Saalax oo shir uga socoday gobolka Sanaag ayaa la soo gabagabeeyey; shrikan ayaa lagu lafa gurayey arrimo badan, waxaana shirkaas laga soo saaray go’aamo wax ku ool ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*