7th September 2024  admin  Category :

Shir Looga Hadlayo Amniga Doorashooyinka Oo Lagu Qabtay Xalane 

Shir looga hadlayo arrimaha doorashooyinka dalka 2020/2021 ayaa maalmahan ka socday garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde gaar ahaan Xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho.

Shirkan oo ay kasoo qaybgaleen madaxda ka socotay dowlada federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah, maamulka gobolka Banaadir iyo Wakiilada Qaramada Midoobey, Midowga Afrika, Mareykanka iyo AMISOM.

Waxaa uu ujeedkiisu ahaa sidii hay’adaha amniga Soomaaliya ula wareegi lahaayeen sugida ammaanka doorashooyinka la filayo iney dhowaan ka dhacaan guud ahaan Soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*