2nd February 2025 admin Category :
Shir looga hadlayay midaynta Canshuuraha Dowladda dhexe ee Puntland
Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa Garoowe ka daah furay shir looga hadlayay midaynta Canshuuraha Dowladda dhexe ee Puntland iyo Dowladdaha Hoose, waxaana ka qaybgalay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo
Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Puntland.