19th May 2024  admin  Category :

Labo Askari oo ku geeriyooday shil ka dhacay gobolka Hayland

Gaari ay saarnaayeen shan Askari oo ka mid ah ciidanka Puntland ayaa galabta ka dhacay Soolka magaalada Balibusle ee gobolka Hayland.

Allah ha u naxariistee Guray Siciid Jaamac iyo Cabdiraxmaan Cabdulaahi Xasan ayaa ku geeriyooday shilkaa gaadhi ee ka dhacay Soolka Bali busle ee gobolka Haylaan,

Bahda  Allsanaag, waxay  tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan , bulshada Puntland, Reer Maakhir,  qoyskii,  eheladii,   iyo qaraabadii ay ka geeriyoodeen Wiilashani. iyagana  waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabtoodana  midigta ka siiyo

ALLSANAAG>COM< NEWS@ALLSANAAG.COM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*