27th April 2024  admin  Category :

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Puntland, Wasiirka Cadaaladda iyo culimmo ayaa Garoowe ku soo dhaweeyey Shiikh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun oo Garoowe soo gaaray

One thought on “Shiikh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun

  1. Jirac

    BISMILLAHI RAHMANI RAHIM kolay waxaad moodaa nin Sheikh ah oo bulshada jeceshahay sida maanta la’ii sheegay waxaa la’ii xaqiijiyey in Gacamey ee argagixisadu dishay garowe inuu kutubta ka raacanjidhay. Marka ninkan oo kale waa muhim haduusan fahamsaneyn in la fahamsiiyo dhibaadan dhiiga badan ku daateen ee shaatiyada badan loo soo gashto dadkanaga waxay ka soo bilaabatay BURCO 1993 dii shaatigii u horeeyey wuxuu ahaa AKHWAAN ee looga soo dhiibay BURCO waxaa ku xigay ICTISAM, waxaas oo khawaarij ah oo isku bedelay kuwa gafuurka duuban ama afka duubta ilaahay ku saladay dadka Muslim ka ah daadiyeyna dhiig Islam oo farabadan. Marka waxaa loo baahan yahay in uu dhiig joojinta ka soo bilaabo meeshii laga soo waaridey ee magaalada BURCO. Shaatiyadaas shaydaanka ee hadba dhinac loo isticmaalay waxay wiiqday jiritaan umadeed waxay dib u dhac weyn u geysatay mid umadeed iyo mid bulsho. Mararka qaar Waxaan is iraahdaa tolow ma SIXIR baa sidee baa nin culumo sheeganaya uu dadkiisa loo yiriaah soo laa ama soo dila waa gaalee sida qofkaa siyaasad ahaan shaqsi ahaan looga dhaadhacshay waan fahmi waayey oo uu gurigiisa u gubin uusana oga hadli karin inuu yiraah waa qalad ama oradoo la’aad deegaan kaaga. Anigu wadaadkaad uma dan lihi lakiin waa xaq Ina wada saaran ineynu bayaamino waxa xun waana HADIITH hadaad wax ka qaban kartid ka qabo hadaadan wax ka qaban karin ka dhiidhi, ka mudaharaad, ka hadal sababtuna taas weeye aan oga comment gareeyey waxaan ku soo gabagabeynayaa BISMILLAHI RAHMANI RAHIM.

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*