27th November 2024 admin Category :
Waraysi uu Guddoomiye Laga-Gardaranyahay siiyey Radio Daljir ayuu ku sheegay in hore ciidamada Somaliland ay deegaankii beesha u gubeen, dadkii deegaankana u barakiciyeen; laakiin abaabul beeleed kabacdi ay hadda dadkii deegaanka dib ugu noqdeen Shidan, lana wareegeen gacan-ku-haynta deegaanka.
Hoos kaga bogo waraysiga Guddoomiye Laga-Gardaran.
hadaydaan maanta burburin waa siday u degeen ,maanta waxba hala harina
Iidoorow guryihiina aada adinkoo aan dhiig dabada ku lahayn