3rd December 2022  admin  Category :

Daawo wafdigii Shariif Xasan, C/kariin Guuleed iyo Xildhibaano sida Kismayo loogu soo dhaweeyey

Wafdigii u horeeyay oo ka qaybgalaya Caleemo saarka Madaxweynaha Jubbaland ayaa maanta soo gaaray Magaalada Kismaayo Masuuliyiin katirsan Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa wafdigan kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdille Xasan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*