
21st February 2025 admin Category :
Cabdi Maxamed Aadan, waa 51 jir adhi-jir ku ah magaalada Badhan, halkaas oo uu reeraha u raaco adhi labo tiro ah, kuwaas oo aanan lahayn wax summad iyo sarin ah , mana isaga qaldamaan. Weriye Maxamed Xassan Dhalo ayaa kula kulmay bannaanada Badhan oo warbixintan kasoo direy