28th March 2024  admin  Category :

Markii ay Buuhoodle ka qabsoomi wayday doorashadd SNM waxa la shaqaalaysiiyey dhalinyaro uu ka mid yahay Cawke, oo aaminsanaa midnimda Soomaaliya, kuna labisan jiray astaanta Soomaaliya

Golaha degaanka Buuhoodle waxa lagu soo dhaariyey magaalada Quri lugud halka qofka Dumarka ah ee loo magcaabay Duqda degmada Buuhoodle iyadana lagu soo dhaariyey magaalada Widhwidh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*