8th May 2024  admin  Category :

Shalay Gobolka FAAFAN maantana SANAAG: Waxa ay ahaayeen beeraley tabcada dalaga beeraha; qaarkood xoolodhaqato xeryuhu u buuxaan; halka qaar kalena ay ahaayeen ganacsato badeecadaha ka baayacmushtara; laakiin maanta intaa midna ma hayaan oo waa ay ka faromaranyihiin. Waxa ay ka soo barakaceen Gobolka Faafan oo ka tirsan Dowlad Deegaanka Soomalida (DDS), maantana waa deegaanka LAAKO ee Gobolka SANAAG 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*