26th April 2024  admin  Category :

Dhaawacyada ay qabaan shacabkii reer Badhamood ee  shalay SNM ku xabadeeyeen magaaladaas  iyaga oo u mudaharaadaya Midnimada Soomaaliya ayaa la diiwaan geliyey

Diiwaangelin uu sameeyey Ururka Sanaag, Sool iyo bari ,  garabkiisa Xuquuqda Aadanaha ( HUMAN RIGHTS) ayaa waxay   soo bandhigeen qaar ka mid ah  dadkii ku  dhaawacmay Xabadihii SNM magacyadooda , sida ay wax u qabaan iyo d’adooda

1- Cali Ibraahim Mxamaed, oo 65 Jir ah, adinka Midig ayuu ka jaban yahay, Bowdada Bidixna Firidh ayaa laga soo saary

2- Cabdi Casiis Shire Saalax , da’diisu waa 16 jir, cagta rays ma gaadhada ayuu dhaawac kaga yaal

2- Maxamed Cisamaan Sugule, d’adiisu waa 41 jir, Bowdada bidix ayaa dhaawac kaga yaal.

4–Cabdiraxmaan cali Ciise, d’adiisu waa 15 jir, xoogga hoose ee adinka bidix ayaa dhaawac kaga yaal

5- Yaxye Axmed Maxamed,, d’adiisu waa 18 jir. Dhaawac ayaa lug kaga yaal

6-Cabdi Adan Ciise, da’diisu waa 75 jir, Nuruq kubka ayeey goysay xabadii SNM

Lacagta dadkan lagu xabadeeyey intooda badan waxa bixiyey oo ururiyey Qurbajoogta SNM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*