1st December 2022  admin  Category :

Boqolaal qoys ayaa caawa ilaa maanta ka qaxayey guryahoodii ay deganaayeen qaar ka mid ah xaafadaha Boosaaso, iyaga oo ka cabsi qaba maleeshiyo beeleed hubaysan oo qaab qabiil isu soo abaabulay inay dagaal ka ridaan magaalada Boosaas ee caasimadda gobolka Bari.

Dawladda Puntland oo dhowaan weerar ku qaaday guriga Baarlamaanka dawladda Puntland, kuna dishay Askar Puntland ah oo markaa aaminsanaa inay gudanayeen shaqadoodii Qaran ayaa ilaa hadda daawanaysa kooxdan argagaxa, barakaca iyo amni xumada ka wada Puntland

Dawladda Puntland waxaan uga digaynaa xaaladda maanta lagu jiro awgeed inaan loo arag in labo Puntland jirto. Kooxdan waa si deg deg ah sharci loo hor keenaa. Haddii Cadaalad xumo ay beesha Majeerteen hub u qaadanayaan beelihii awalba dulmanaa maxaa laga filan karaa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*