26th July 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Garoowe kusoo dhoweeyay Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hoggaaminayo.

One thought on “Sayid Axmed iyo Deninoo kulmay

  1. Ahmedkafi Adam

    aad ayaan u soo dhoweynayaa booqashadda Madaxweynaha Jubaland ee garowe iyo soo dhoweyntii dhaxal galka ahayd ee aan loo kala harin ee Madaxda dawladda puntland iyo shacabku u someeyeen waftiga reer jubaland ee uu Hoggaminayo Madaxeynr ahmed madobe. waxaana taageeraya mooqiifka Madaxweyne deni iyo dawladiisu ka qaateen shirqooladda uu maleegayo Keligiis taliye Farmaajo.

    waxaan ka xumahay inaan siyaasiyiinta mucaaradka intooda badan ay garan waayeen qimaada iyo shirqooladda farmaajo ku salaynayo hawl maalmedka go’aamadda dhusamareeb 3.

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*