26th March 2024  admin  Category :

Sawiradani  horumarka iyo Wadajirka Puntland maanta ka jira ayeey ka turjumayaan. Sawirka sare waa madaxweynaha xalaasha ah ee Khaatumo Cabdalle Cali Haybe (CAGALULE)  iyo ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo isku gacan qaadaya Garowe . Sawirka labaad waaBarxadda  Gawaarida la dhigto ee  Garoonka Diyaaradaha Garowe oo uu  ka soo shaqeeyey Xafidulaahi Cumar Xaaji Cali si caasimadda Puntland garoon diyaaradeed oo caalami ah u heli lahayd

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*