19th May 2024  admin  Category :

Bulshada reer Maakhir ayaa intooda badan aad u taageersan Siyaasadda madaxweynaha puntland Siciid Cabdulaahi Deni, haddii ay noqon lahayd Amniga, Horumarinta arimaha bulshada , Kabayaasha dhaqaalaha iyo difaaca kooxda Villa Soomaaliya ay ku doonayaan inay reer Puntland ka dhigaan siday horay u sheegeen Kurdiyeen maalinba meel LOO QAXIYO

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*